Juun 30, 2021
Bixiyeyaasha Xannaanada Ilmaha & Qoysaska si ay uga Faa'idaystaan Sharciga Bilowga Xaqa ah ee Carruurta
Guddoomiyaha Gobolka Washington Inslee waxa uu saxeexay Xeerka Bilawga Carruurtu Maajo 7, 2021. Sharcigan taariikhiga ahi waxa uu xoojiyaa nidaamka daryeelka carruurta ee Washington isaga oo caawinaya qoysaska leh carruurta yaryar iyo kuwa shatiga leh.