
Fahamka Asalka Dhaqanka
July 14 @ 6:00 pm – 8:00 pm
Dhaqamada adag badanaa waxay ka dhashaan baahiyaha aan la dabooli karin. Wax badan ka baro baahiyaha muhiimka ah ee bulshada/shucuurta carruurta, iyo waxaad samayn karto si aad u daboosho baahiyahaas. Marka baahiyaha la daboolo iyada oo loo marayo xiriir wanaagsan, carruurtu si fiican ayay u dhaqmi doonaan oo waxay diyaar u noqon doonaan inay wax bartaan.
Taariikhda: Talaado Luulyo 14keeda
Waqtiga: 6-8 PM
Goobta: Zoom
XIDIGAHA: 2
@Public