
- This event has passed.
Fahamka Dhaawaca Ilmaha – Dhalashada ilaa 5
May 14 @ 10:00 am – 12:00 pm

Fahamka dhaawaca caruurnimada iyo muhiimada ay leedahay saamaynta joogtada ah ee nolosha ilmaha, oo ay ku jirto fayoobida shucuureed, caafimaadka maskaxda, iyo khibradaha waxbarasho ee dugsiga.
Taariikhda: Arbacada May 14-keeda
Waqtiga: 10AM – 12PM
STARS Saacadaha: 2
Fasalka waxaa lagu qaban doonaa khadka tooska ah iyada oo loo marayo zoom.
@Public
