Loading Events

Events

« All Events

  • This event has passed.

Ganacsiga Xanaanada Carruurta

January 14 @ 6:00 pm February 18 @ 8:00 pm

Kani waa manhaj ganacsi oo dhamaystiran oo si gaar ah loogu talagalay mulkiilayaasha carruurnimada hore iyo maamulayaasha. Manhajkan waxa uu ka kooban yahay qorshayaasha ganacsiga, hogaaminta ganacsiga (qorsheynta, iwm.), suuqgayn, iyo maaliyadda. Waxay bixisaa waxqabadyo waxbarasho oo gacan-ku-ool ah iyo qalab lagu xoojiyo ganacsiyada daryeelka carruurta, loogu diyaargaroobo fursadaha amaahinta, iyo horumarinta tas-hiilaadka, suuq-geynta barnaamijka, iyo waxtarka guud ee barnaamijka. Taxanahan casriga ah waa isku dhafka webinaar toos ah iyo waxbarasho iskeed u socota. Dhammaan shaqada waa in lagu dhammeeyaa credit.

Details

Details