Loading Events

Events

« All Events

  • This event has passed.

Hoggaaminta waxbarida

Kulankaan Waxbarasho ee Hogaaminta Waxbarasho ee Barashada Hore waxa uu diirada saaraa horumarinta fahan qoto dheer ee hogaaminta waxbarida ee waxbarashada caruurnimada hore. Ka qaybqaatayaasha ayaa sahamin doona waxa uu yahay hogaaminta waxbarida, aqoonsan doona noocyo kala duwan, oo ay tilmaami doonaan dhinacyada muhiimka ah ee ka dhigaya hogaaminta mid wax ku ool ah oo haga habdhaqanka waxbarida. Kalfadhigu waxa kale oo uu daboolayaa abuurista qorshe hawleed hoggaamineed, iyada oo la siinayo qalab wax ku ool ah oo lagu hirgeliyo xeeladaha hoggaaminta ee kor u qaadaya natiijooyinka waxbarashada hore.

Details