February 10
@
6:00 pm
–
8:00 pm
Ma u sheegnaa carruurta inay dhahaan way ka xun yihiin xataa haddaysan ula jeedin? Muxaadaro, falanqeyn iyo muuqaalo, waxaynu kaga doodi doonaa su’aashan oo aynu baadhaynaa waxa damiirku yahay iyo sida loo koriyo. Waxaan sidoo kale dib u eegi doonaa afar tillaabo oo lagu helo raaligelin qalbi furan oo aan ku celcelino sida looga jawaabo xaalad suurtagal ah oo fasalka dhexdiisa ah anagoo adeegsanayna wixii aan ka wada hadalnay intii uu socday casharka.