Loading Events

Events

« All Events

  • This event has passed.

Xidhiidhka Qoyska [Waalidka] – Dhisidda Wada-hawlgalayaasha Geeddi-socodka Waxbarashada

May 14, 2025 @ 1:00 pm 3:00 pm

Waxaan baari doonaa baahida loo qabo wada xiriirka togan ee u dhexeeya waalidiinta iyo shaqaalaha. Waxaa xooga la saarayaa dhageysiga togan iyo xirfadaha hadalka marka lala xiriirinayo waalidiinta ku sugan deegaanka xanaanada cunugga.

Taariikhda: Arbacada May 14-keeda
Waqtiga: 1PM – 3PM
STARS Saacadaha: 2
Fasalka waxaa lagu qaban doonaa khadka tooska ah iyada oo loo marayo zoom.

 

@Public

Details

Organizer

Details

Organizer