All Day

Fasallada EQEL 2026

Enhancing Quality Early Learning (EQEL) is a 20-hour training series completed over two years. EQEL is also part of PACE, the community-based training option for meeting WAC education requirements. Golaha

EQEL Sannadka 1aad, Toos Online ah (Juun-Agoosto 2026)

@ @dadweyne Taxanahan tababarka oo ka kooban 4 fasal ayaa dhici doona laga bilaabo 6:30-9 galabnimo Khamiista: Juun 25, Luulyo 9, Luulyo 23, iyo Agoosto 6, 2026 Taxanahan tabobarka ah ee 10-saacadood ah waa Sannadka 1aad ee Kobcinta Waxbarashada Hore ee Tayada (EQEL). Kahor intaadan isdiiwaangelin, fadlan ogow: Ka qaybgalayaashu waa inay dhammaystiraan Aasaaska Xannaanada

bilaasha
Ongoing

Maskaxda Koraysa – Ciyaar Maalinle ah

Virtual via ZOOM

Si loo fahmo marxaladaha iyo noocyada ciyaaraha ee ku dhaca carruurnimada hore, doorka maskaxda ee hawshan, iyo sida loo kordhiyo waxbarashada carruurta iyada oo loo marayo ciyaar. // Waxaan sahamin